Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo goordhay bilaabaneysa (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw lagu wadaa in magaalada Baydhabo ka bilaabato doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana ku tartamaya doorashadan ilaa shan musharax. Hoolka ay ka dhaceyo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed waxaa hada ku sugan qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed, waxaa sidoo kale hoolka ku sugan xildhibaanada wax dooranaya in masuuliyiin kale. Doorahada Madaxweynaha … Continue reading Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo goordhay bilaabaneysa (Daawo Sawirada)